Macluumaadka Degmada Ramsey oo af Soomaali ku qoran

Ku soo dhawow macluumaadka Degmada Ramsey oo Soomaali ku qoran.

Bogagga hoose si hufan ayaa loogu tarjumay Soomaali laakiin waxa laga yaabaa inay kugu xiraan bogag kale oo macluumaadka barnaamijka ah oo Ingiriisi ku qoran. Waxa loo adeegsan karaa Google ama Bing Translator si ay otomaatig ahaan bog kasta loo tarjumo.

Goor kasta waxaan ka shaqaynaa in lagu tarjumo nuxurkii dheeraad ah af Soomaali.

Ramsey County waxay kaloo bixisaa adeegyada turjubaanka telefoonka ee gaaraya illaa 170 luqadood. Adeegyada waxaa lagu helayaa ayadoo la waco 651-266-8500 – miiska so dhowaynta ayaa kaala shaqayn doontaa sida uu/ay kuugu xiri lahayd shaqaalaha laan kasta ee degmada iyo turjubaan ku caawiya.  

COVID-19

Macluumaadka COVID-19

Adeegyada iyo barnaamijyada

Xarumaha Adeegga

Xarumaha Adeegga Degmada Ramsey wuxuu ku xiraa degganayaasha adeegyo badan oo kaladuwan oo degmada ah oo ay ku jiraan caawinta qof ahaanta, fursadda ku saleysan saldhigyada shaqada kumbuyuutarka iyo sanduuqyada lagu rida dokumintiyada illaalsan.

Goobaha iyo saacadaha