Shaqada iyo fursadaha iskaa-wax-uqabsada

Contact us

Dabagalka shaqada ee adeegga bulshada!

Fursadaha Shaqada

Waxaan leenahay waqti buuxo iyo bar ah, xiliyeed, ku meelgaar ah iyo boosas qandaraas ah ee laga heli karo darsimo shaqooyin ah. Waxaan bixinaa magdhow tartan ah oo waan soo dhaweynaa dhammaan codsadayaasha (uma baahnid inaad ahaatid dage Degmada ah si aad u codsatid).

Booqo websaydkeena si aad u aragtid furitaanada hadeer, wax uga baratid boosaska iyo faa’idooyinka, ama si aad isaga diiwaangelisid ogeysiimaha furitaanada shaqada oo i-meel ahaan.

Fursadaha Shaqada

Tabaruca

Hormari xirfadaha, wax badan ka baro dooqyada shaqada, oo la kulan saaxibo cusub iyo xiriiro adiga oo iskaa wax ugu qabanayo Degmada Ramsey. Tabarucayaasheena waxay deeqaan kumaan kun oo saacadood sannad walba oo ay ku taagarayaan bulshooyinkeena. Ka bilow alaabaha iska faalaha ee maktabadaheena ee lagu taageerayo shaqaalaha wakaaladaha badbaadada dadweynaheena, darsimo fursado ah ayaa la heli karaa.

Tabaruca