Warbixino Cafiimaad
Macluumaadka caafimaad oo aamin ah ku saabsan COVID-19, baaritaanka iyo tilmaamid haddii aad jiran tahay.
Maxaad samayn haddii aad qabto COVID-19
Haddii aad qaado COVID-19, waxaad u gudbin kartaa dadka kale xitaa haddii aadan lahayn astaamo ama aad tallaalan tahay. Waa muhiim inaad ka fogaato dadka kale (is-gooni yeel) oo aad raacdo talooyinka hoose.
Baaritaanka iyo macluumaadka iskarantiilka
Baaritaanka
Baadhista COVID-19 ayaa lagu talinayaa iyadoo lagu salaynayo u baylihidda, calaamadaha, safarka iyo munaasabaha khatarta sare leh.
- Talooyin ku saabsan baarista KOFID-19
- Sidaad yeeli laheyd kolka aad sugaysid natiijada baarista KOFID-19
- Macluumaadka baadhitaanka iyo goobaha
Haddii aad jirran tahay ama lagaa helay cudurka
Macluumaad ku saabsan waxa la sameeyo haddii aad ag joogtay qof COVID-19 qaba oo aad u baahan tahay inaad guriga joogtid oo aad ka fogaato dadka kale (karantiil) ama haddii aad jiran tahay oo lagaa helay cudurka (go'doon). Baro maclumaad dheeraad ah oo ku saabsan tillaabooyinka aad qaadan lahayd haddii aad ag joogtay qof caabuqsan iyo muddada aad is karantiilin ama isgo’doomin lahayd.
Get answers to your COVID-19 questions
Lambarada telfoonada looga jawaabo su'aalaha ku saabsan COVID-19.
Khadka caawinta macmiilka
Wixii su'aalo ah ee laxiriira safmareenka COVID-19.
- 833-431-2053 (Monday, Wednesday, Friday: 9 a.m. - 5 p.m., Tuesday, Thursday: 9 a.m. to 7 p.m.)
- mn.gov/findmyvaccine
Khatka-tooska COVID-19 ee qaxootiga iyo muhaajiriinta
- 651-318-0989 (Isniinta - Jimcaha, 9 a.m. – 5 p.m.)
Briva Health
A hotline in partnership with the Minnesota Department of Health to help Minnesota communities access essential resources during the pandemic. Hotline staff speak multiple languages and can assist Minnesotans in their native languages.
- 1-833-567-6662 (available everyday, 9 a.m. - 5 p.m.)
- More information
Minnesota Department of Human Services Resettlement Network
A hotline that ensures refugees and immigrants can get accurate, timely information about COVID-19.
- 651-318-0989 (Monday - Friday, 9 a.m. - 5 p.m.)
- More information (PDF)
Minnesota Department of Human Rights
Khadka Caawinta Takoorka
Khadka internetka ama websaydka
Websaydyada aamin ah ee leh macluumaadka COVID-19.
- Koronafayraska Cusub ee 2019 - Minnesota Department of Health
- #StaySafeMN media in Somali - Minnesota Governor's Office
- COVID-19 resources in Somali - WellShare International
Caawinta bixinta kharashka aaska COVID-19
Haddii aad bixinayso kharash ku baxaya aaska COVID-19, wakaalada FEMA waxa laga yaabaa inay ku caawiso. Waxa laga yaabaa inaad u qalanto ilaa $9,000 aaskiiba.
Si aad u dalbato
Wac kadka wakaalada FEMA Caawinta Aaska (Funeral Assistance) COVID-19 1-844-684-6333 (TTY: 800-462-7585).
- Waxaa la heli karaa laga bilaabo 8 subaxnimo ilaa 8 galabnimo
- Adeegyada luqadda ayaa la heli karaa.